Qarax Khasaaro geestay oo goordhaw ka dhacay Suuq kuyaala Degmada Afgooye

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose  ayaa sheegaya in goordhaw qarax miino uu ka dhacay Suuqa lagu iibiyo xoolaha ee kuyaala Degmada Afgooye. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa miino uu dhacay xili Suuqa ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowlada oo halkaasi ka aruurinayay lacagta canshuurta, waxaana xiliga qaraxu dhacayay Suuqa ahaa … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo goordhaw ka dhacay Suuq kuyaala Degmada Afgooye